Caqabadaha ka hor iman kara Dowladda cusub iyo sida looga gudbi karo.

Sabteembar 26 2012 – Waxay Soomaaliya soo martay keligii taliye iyo xukun askareed baabi’iyey jamhuuriyadii Soomaaliyeed, laayay umaddii Soomaaliyeed, oo burburiyey magaalooyinkii waa-weynaa qarkood. Waxaa labaatankii sano oo ugu danbeeyay aragnay qab-qab layaal dagaal iyo siyaasiyiin qabiil oo baabi’iyey intii ka hartay hay’adihii qaranka, shacabkii soomaaliyeedna kala dhex dhigay colaad iyo qabyaalad. Waxaa kale oo aan … Continue reading

Cabdi Samatar waa afhayeenka Axmed Samatar

OPINION / FIKRAD September 25, 2012 || Waxaa mudan in Prof. Axmed Samatar uu ka jawaabo hadalka walaalkiis Cabdi Samatar,haddii kale Somali oo dhan ma aqbali doonto dhaqankiina siyaasadeed ee aad kula dhaxjirtaan umada Somali,dhinac waxaad isku tuseeysaan niman wadani ah halka dhinaca kale uu qorayo qormo ka fog xaqiiqda,waa foolxumo in midna uu isku soo … Continue reading

The Somali Spring

  The Somali Spring Is the poster child of failed states finally getting its act together? | SEPTEMBER 24, 2012 – After the twin suicide attacks that killed 14 people in Mogadishu last week and an assassination attempt on the president a little more than a week before that, predictions of a Somali Spring would seem to be, at … Continue reading